Nin baadi goob ugu jira gabar uu ku arkay tariin isago u qaaday jaceyl waali ah

0
237

Ninkan ayaa jira 29 sano, waxa uu deganyahay Kolkata ee wadanka india, waxa uu dhawaan qabsaday dhamaan cinwaanada hore ee wargeysyada caalamiga  isago dadaal ugu jira qaabkii uu ku heli lahaa gabar eey is dhaafsadeen eegmada indhaha xilli eey saaarnayeen tariin,

Waxa uu sameeyey filmo yar yar  isago oo galiyey barta youtub ka, dhinaca kale waxa uu ku dhajiyey sawiradiisa dhamaan guryaha deriska la ah waxana eey gaarayaan posters kaasi 4.000.

Biswajiit podder ayaa sheegay in uu jaceyl waali ah u qaaday gabar eey kaliya indhaha isku fiiriyeen  xilli uu u socday shaqo isaga oo saarnaa tariin,