Faah-Faahino Ka Soo Baxaya Madaafiic Xalay Laga Maqlay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool.

0
120

Wararka Saakay Ka Imaanaya  Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool Ayaa Waxaa Ay Sheegayaan In Madaafiic Iyo Jug Xoogan Laga Maqlaay Deegaankaasi  Xalay Waqti Dambe .Dadka Deegaanka Ee Sugan Gobolka Sool Ayaa Sheegay In Cabsi Badan Ay Soo Wajahday, Islamarkaana Waxaa Ay Tilmaameen In Xalay Ay Madaafiic Ka Maqleen Deegaanka Tukeraq Ee Gobalka Sool.

Saraakiisha Puntland Iyo Soomaaliland Weli Kama Hadlin Sababta Ka Dambeysa In Madaafiic Lagu Garaaco Deegaanka Tukeraq.

Ciidamada Soomaaliland Iyo Puntland Ayaa Hada Waxaa Ay Isku Horfadhiyaan Deegaano Ka Tirsan Gobalka Sool..