Dhageyso:-Taliska Ciidanka Taraafikada Oo Shaaciyey Tirada Shilalka Sanadkan Ka Dhacay Magaalada Muqdisho+Sawirro.

0
269

Shilalkaan Ka Dhacay Magaalada Muqdisho 9-Kii Bil Ee Ugu Dambeeyay Ayaa Geystay Dhimasho Iyo Dhaawac Soo Gaaray Shacabka.

General Axmed Xasan Maalin Taliyaha Hogaanka Ciidamada Ilaalada Nabad Galyada Waddooyinka Ayaa Sheegay In Guud Ahaan Shilalkii Dhacay Sanadkaan Ay Gaarayaan 875-Shil, 602-Shil Kamid Ah Waxaa Galay Mooto Bajaaj.

Waxa Uu General Axmed Sheegay In Shilalkaas Ay Sababeen Dhimasho Iyo Dhaawacyo Kala Duwan Oo Shacabka Gaaray.

dhageyso codka General Axmed Xasan Maalin Taliyaha Hogaanka Ciidamada Ilaalada Nabad Galyada.