Dhageyso:-Jahwareer Siyaasadeed Oo Wali Kataagan Deeganada Maamulka Koonfur galbeed.

0
14

Iyadoo 17 Bishan  Lagu Wado In Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Maamulka Koon Furgalbeed Somalia Ayaa Waxaa Isasootarayo Jahwareerka Siyaasadeed Ee Kataagan Deeganada Maamulka Koon Furgalbeed Somalia.

Jahwareerkan Ayaa Yimid Kadib Markii Ay Iscasileen Xubno Katirsanaa Gudiga Doorashada Maamulka Koon Furgalbeed.

dhageyso shukri ismaciil oo uga warbixisay mustafa hassan abdi xaalada siyaasadeed ee kataagan Deeganada Maamulka KoonFurgalbeed.