Dhageyso:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Oo Kudhiiri Galiyey Dhalinyaro Deeqo Waxbarasho Ka Helay Dowlada Itoobiya In Ay Dalkooda Wax U Soobartaan+Sawirro.

0
15

Wasaaradda Waxbarshadda Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ayaa Magaaladda Muqdisho Ee Caasiamda Dalka Munasaabad Sagootin Ah Ugu Sameysay 223 Arday Oo Deeq Waxbarsho Ka Helay  Dowlada Itoobiya.

Ardaydaan Ayaa 46 Kamid Ah Waxay Diyaarin Doonaan Darajada Labaad Ee Masterka , Halka 177- Arday  Ay Diyaarinayaan Heerka Koowaad Ee Waxbarashada Jaamacadda, Iyagoo Baran Doona Kuliyadaha Kala Ah Caafimaadka, Beeraha , It, Enjineerin, Iyo Kulyado Kale.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Cabdi Raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabir Oo Qud Bad Dhinacyo Badan Taabaneyso Ujeediyeye Ardeyda Ayaa Waxa Uu Ku Dhiira Galiyaya In Ay Ku Kalsoonaadan Dalkooda Si wanaagsana Ay Ugu Faa Ideystaan Fursadan Wax Barasho Ee Ay Heleen.

dhageyso codka Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Cabdi Raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabir.