Mudanayaasha Golaha Shacabka Oo Maanta Kulan Kuyeelanaya Xaruntooda Magaalada Moqdisho.

0
13

Xildhibaanada Golaha Shacabka Ee Baarlamaanka Federaalka Somalia Ayaa Maanta Waxa Ay Kulan Kuyeelanayaan Xaruntooda Golaha Shacabka Ee Baarlamanka Somalia.

Mudanayaasha Golaha Shacabka Ayaa Waxaa Lagu Wargaliyey In Uu Maanta Jiro Kulanka Golaha Shacabka Ee Baarlamanka Somalia Loogana Baahan Yahay In Ay Soo Xaadiraan Fadhiga Baarlamanka.

Ajendaha Kulanka Maanta Ayaa Ah Aqrinta Koowaad Ee Hindise Sharciyeedka Duulista Hawada Iyo Aqrinta Labaad Ee Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Liil Tirka Siyaasiyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Ayaa Isniintii Waxa Ay Kulankooda Uga Hadleen,Sila Markaana Ay Dood Ka Yeesheen Aqrinta Labaad Hindise Sharciyeedka Hay ‘Adda Naafada Qaranka.

Sidoo Kale  Xildhibaanada Ayaa Akhrinta Labaad Marsiiyay Sharci Ku Saabsan Xuquuqda Liil Tirka Siyaasiyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Ayaa Weli Waxaa Horyaalla Ajandooyin Dhowr Ah Kuwas Oo Ay Mariiyeen Akhrinta 1aad Iyo 2aad Halka Kuwo Kale Ay U Harsan Yihiin.