Dhageysi: Xalqada koowaad ee Barnaamijka Qaran

0
214

Kulan wanaagsan saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada koowaad oo ku saabsan Dedaallada dowladda Soomaaliya ee Dib-u-habeynta Nidaamka Waxbarashada waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Anisa Cabdil-casiis ayaa soo jeedineysa.

Halkan ka dhageyso: