Wararkii Ugu Dambeyey Waa Sidee Saakay Xaalada Magaalada Baydhabo.

0
132

Ciidamada Booliska Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya  Ayaa Xalay Waxaa Ay Baaritaano Ka Sameeyeen Xaafadaha Magaalada Baydhabo Ee Gobalka Bay.

Baaritaanka Ayaa Ka Dambeeyay Kadib Markii Xalay Bar Kontorool Oo Ay Ciidamada Booliska Ku Leeyihiin Magaalada Baydhabo  Lagu Weeearay Bam Gacmeed.

Inta La Xaqiijiyay  Afar Qof Oo Saddex Kamid Ah Ay Yihiin Ciidamo Booliis Ah Ayaa Ku Dhaacmay Bam Gacmeedkaasi Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Saakay Laga Helayo Ayaa Sheegaya In Amaanka Aad Loo Adkeeyay, Iyadoona Maanta La Filayo In Wafdi Ka Socda Dowladda Faderalka Ay Tagaan Magaalada Baydhabo.

Weli Ma Jiraan Wax War Ah Oo Ka Soo Baxay Saraakiisha Booliska Ee Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.