Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Somaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta calankeenna ee 12ka October oo ku beegan maanta oo kale 67 sano...
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 67-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay soo bandhigidda naqshadda...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda somalia Balal Maxamed Cusmaan, ayaa kaga guddoomay Caasimadda Muqdisho, nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo Safiiradda Midowga...
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaaxogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 48-kii saac ee lasoo dhaafay la baaray 3,410, balse la diiwaan geliyay 323...
Wararka aan ka heleyno deegaan hoostega Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saaka ay duqeyn ka geysteen...
Sarkaal ka tirsanaa Hay’adda amniga PMPF ee Maamulka Puntland oo lagu magacaabi jiray Bootaan Maxamed Bootaan ayaa xalay lagu dilay duleedka Magaalada Garoowe ee Caasimaadda Maamulkaas,...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa Maanta ay xukun ku riday Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska kaas oo degmada Xamar Jajab ee Gobolkan Banaadir...
Dagaal kooban oo u dhexeeyay Ciidamada Ahlusunna Waljamaaca iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa maanta ka dhacday degaanka Bohol oo waqooyi ka xigta Magaalada Dhuusamareb ee Gobolka...
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Maamulka Puntland, kaasi oo Maanta ka dhacay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta min 15 sano oo xabsi ah ku xukuntay laba eedeysane oo lagu helay in ay ka tirsanaayeen ururka...