Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa saaka loo adkeeyay si duwan maalmihii la soo dhaafay, iyadoo maalintii labaad ay tahay Ciidul Fidriga. Ciidamo si gaar ah u tababaran...
Dowladaha Soomaaliya iyo Denmark ayaa heshiis qarsoodi ah oo dhigaya in dadka magangalyo doonka ah ee Soomaalida ah dalka Soomaaliya dib loogu soo celin karo. Heshiiskan...
Saddex Haween ah ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhaawacmay rabshado ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Rabshadahan ayaa bilaabmay kadib markii gaari ay...
Magalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa Maanta gaarey wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidamada Xoogga adlka Soomaaliya Cabduweli Jaamac Gorod. Wafdiga ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha...
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa xilka ka qaaday Agaasimayaashii Hey’addaha Nabadsugida iyo Amniga iyo Sirdoonka ee loo yaqaano PSS iyo PIA. Wareegto ka soo...
Wasaaradda Ganacsiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa mamnuucay alaabaha carruurta ku ciyaaraan sida qoryaha, bastooladaha iyo baaruuda ee loo yaqaano Toys oo inta badan la isticmaalo maalmaha...
Madaxweynaha Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay la kulmay dalladaha ay ku midaysanyihiin culimada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay in ay dardar geliyaan kaalintooda kaga aaddan dagaalka ka...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyeen Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow, Taliyaha Ciidanka Booliska S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta S/guud...