TABINTA IYO SOOSAARIDDA BARNAMIJKA (CABDI RAXMAAN MUKHTAAR) FARSAMADDA (MOWLIID AHMED NUUR).
Fariintaan ayaa waxaa ay kaaga timid Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubaland waxaana ay xambaarsantahay Fariin Wacyigelin u ah bulshada Soomaaliyeed kuna saabsan ka hortaga Askareynta Caruurta...
Halkaan hoose ka Dhageyso muhiimada naas nuujinta ay u leedahay hooyada iyo Dhalaanka. Marwaliba ubadka sii naaska. caanaha naaska waa difaaca ubadka.
Muwaadin si aan uga wada foojignaano halista Daacuunka iyo shubanka fadlan ku dadaal nadaafadda ubadkana ugu dadaal naaska hooyada Marwalibana guriga dhigo ORS iyo Zinc. milanka...
Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Horseed. Barnaamijkan oo ku saabsan dhismaha wadooyinka iyo sida ay door ugu leeyihiin horumarka dhaqaale, amni...
Saaxibadeenna Star fm, waxa aan halkan idinkula wadaageynaa xayeysiiska barnaamijka Horseed – Bandhig raadiye iyo telefishan oo diiradda saara; Dib-u-dhiska, Wadahadalka iyo Dhiirrigelinta Nabadda iyo Xasilloonida...
Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Horseed. Barnaamijkan oo ku saabsan Doorka ay Korontada laga dhaliyo tamarta cadceedda ku leedahay dardargelinta adeegyada...