Connect with us

Ciyaaraha

Jose Mourinho Oo Ku Xanaaqay Shaqaalihiisa Caafimaadka Ka Dib Barbarihii Ay La Galeen Swansea City.

Published

on

Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa ku eedeeyay shaqaalaha caafimaadka kooxdiisa inay Eden Hazard daweeyn ugu soo carareen intii ay socotay kulankii ay barbaraha la galeen Swansea City.

Kooxda Blues oo casaan laga siiyay goolhaye Thibaut Courtois ayaa sagaal ciyaaryahan noqday in muddo ah ka dib mar markii shaqaalaha caafimaadka ay daweeyeen Hazard inkastoo uu u muuqday mid aan dhaawac xun soo gaarin

Haddii ciyaaryahan ii daweyn ka helo shaqaalaha caafimaad, waxaa ku qasab ah inuu garoonka ka baxo, taasoo ka dhigtay Chelsea in muddo ah inay sagaal ciyaaryahan ku ciyaaraan, waana waxa ka careysiiyay Jose Mourinho.

“Kuma faraxsaneyn shaqaalaheyga caafimaadka. Waxa ay ahaayeen kuwa sal fudud oo aan caqli laheyn” ayuu Mourinho u sheegay Sky Sports.

“Haddii aad tahay ninka maaliyadaha madaxda ka ah, dhakhtar ama qofka kala agaasima kursiga keydka waxaad ku qasban tahay inaad fahamto ciyaarta.

“Waa inaad ogataa in durbaba ciyaaryahan kaa maqan yahay, waana inaad ogaataa marka aad caawineyso ciyaaryahan inuu dhaawac halis ah soo gaaray. Waan hubay Eden wax dhibaato weyn ah ma uusan qabin. Jug ayaa soo gaartay wuuna daalanaa.”

Continue Reading
Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Ciyaaraha

Kooxda Elman oo markii ugu horeysay u laabatay horyaalka heerka labaad

Published

on

 

Kooxda kubadda Cagta Elman oo ka mid ah kooxaha ugu waaweyn ee Soomaaliya ayaa maanta ka hartay horyaalka koowaad ee Dalka kadib markii ugu horeysay tan iyo markii uu dib u bilowday horyaalka Soomaaliya Dowladii dhexe ee dalka.

Kooxda Elman ayaa ka mid ahayd kooxaha ugu guulaha badan ee Horyaalka dalkeenna.

Kulankii ugu dambeeyey oo ah mid lagu kala saarayay, Elman iyo Jeenyo cidda u laabaneyso horyaalka heerka labaad ee dalka ayaa ka dhacay galabta tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, waxaana cayaartii maanta oo ay u soo daawasho tegeen dadweyne aad u fara badan oo ka kaal yimid Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Qeybtii hore ee cayaarta ayaa lagu kala nastay bar bardhac 1-1, waxaana cayaarta qeybtii labaad marka la isku soo laabtay ay labada koox sameeyeen weerar iyo weerar celis oo ay labada dhinacba ku abuureen fursado dahabi ah oo ay goolal ku keeni kareen, balse ugu dambeyn Kooxda Jeenyo ayaa la timid gool taasi oo cayaarta ka dhigtay 2-1 oo ay guusha ku hogaamineysay Jeenyo.

Guud ahaan cayaaarta ayaa ku soo idlaatay 2-1 oo ay guusha ku raacday Kooxda Jeenyo, halka Kooxda Elman ay u laabatay heerka labaad horyaalka Dalka.

Continue Reading

Ciyaaraha

Kooxda Paris Saint-Germain oo Ku dhawaaqday Lawareegidda Gool haye Dannarumma

Published

on

Kooxda reer France ee Paris Saint-Germain ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa goolhayaha reer Talyaani ee Gianluigi Donnarumma.

Gianluigi Donnarumma ayaa u saxiixay Kooxda reer France ee Paris Saint-Germain, heshiis muddo 5 sano ah, kaasoo gaaraya ilaa iyo xagaaga 2026, kaddib markii uu kaga soo dhaqaaqay naadiga reer Talyaani ee AC Milan.

Ku dhawaaqistan rasmiga ah ee dhameystirka heshiiska Gianluigi Donnarumma ayaa imaanaya dhowr maalmood kaddib markii uu xulkiisa Talyaaniga ku hoggaamiyay hanashada Koobka Qaramada Qaarada Yurub ee Euro 2020.

Gianluigi Donnarumma ayaa si bilaash ah ugu biiray kooxda reer France eeSaint-Germain, kadib markii uu dhacay qandaraaskiisa naadiga AC Milan.

Goolhayaha reer Talyaani ayaa noqday saxiixii afaraad ee kooxda Paris Saint-Germain xagaagan, kaddib xiddigaha kala ah Georginio Wijnaldum, Achraf Hakimi iyo Sergio Ramos.

Continue Reading

Ciyaaraha

Rasmi Ramos oo ka tagay Naadiga Real madrid

Published

on

 kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa xaqiijisay in Kabtankeeda Sergio Ramos uu  isaga tagayo naadiga marka uu dhammaado qandaraaskiisa.

Laacibkan ayaa haatan soo gabo-gabeynaya 16 sano oo uu xirnaa maaliyadda naadiga Real Madrid  xagaagan.

Muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa socday wada-xaajood ku aaddan in heshiiska loo kordhiyo difaaca reer  Ispain  balse ugu dambeyn waxaa burburay wada-hadalladaas

saacadaha soo Aadan  ayaa la qorsheeyay inuu xiddiggan qabto shir jaraa’id oo uu ku macsalaameynayo kooxda.

Continue Reading
Advertisement Starfmsomalia
Barnaamijyo Isbuucle2 months ago

Maalinta Bandhiga iyo Wacyigelinta HornAgro

Barnaamijyo Isbuucle2 months ago

Maalinta Suuqgeynta ee Shirkada HornAgro

Wararka3 months ago

How to choose a Trustworthy Marriage Agency in Europe

Wararka3 months ago

How to Select an Online Marriage Agency

Wararka3 months ago

The Characteristics of a Nice Family

Barnaamijyo Isbuucle3 months ago

Shirkada HornAgro oo Tuulooyinka Hoostaga Kismayo Bandhiga Maalinta Suuqgeynta ku qabatay.

Wararka3 months ago

The Qualities of a Devout Wife

Wararka4 months ago

Dating Advice for Singles: How to Increase your chances of Finding Love

Wararka4 months ago

Best Contest for Women to Wed

Wararka4 months ago

East European Women of all ages Are Getting yourself ready for Marriage

Wararka4 months ago

What Are the Best Internet dating Websites?

Wararka5 months ago

Through Playful Banter, flirting

Wararka5 months ago

What to expect on a Sugar Daddy’s initial meeting

Online dating5 months ago

Asian bride rituals

Online dating5 months ago

Italian ceremony customs

Wararka5 months ago

Achieving Romanian Birdes-to-be and Their Overseas Husbands

Online dating6 months ago

Should i get Married to a Colombian Woman?

Wararka6 months ago

Diverse Sugar Relationship Sorts

Wararka6 months ago

Agreements

Wararka6 months ago

Understanding the Importance of Contracts: From Taxation Office Enterprise Agreements to Ceasefire Agreements

Wararka6 months ago

Unique Article: The Impact of Various Agreements in Today’s World

Wararka6 months ago

Understanding Various Business Agreements in Law

Wararka6 months ago

Interim Peace Agreement and Various Types of Agreements

Dhegeysi8 years ago

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Wararka8 years ago

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Dhegeysi8 years ago

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Wararka8 years ago

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Wararka7 years ago

Qaar Kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha oo baaq deg deg u diray Golaha Ammaanka ee QM

Wararka7 years ago

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Wararka8 years ago

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

News In English2 years ago

Somalia’s President defends his PhD thesis at UPEACE as the University’s program is praised at the UNGA77th Session in New York and UPEACE 34th Council meeting in Geneva.

Dhegeysi3 years ago

Wararka8 years ago

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Dhegeysi8 years ago

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Wararka6 years ago

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

Wararka8 years ago

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

Wararka6 years ago

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

News In English8 years ago

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

Wararka4 months ago

Dating Advice for Singles: How to Increase your chances of Finding Love

News In English9 years ago

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

Muuqaalo9 years ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay

Wararka6 years ago

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

Wararka3 years ago

Duqeyn Dhanka Cirka Ah Oo Ka Dhacday Gobolka Mudug.

News In English6 years ago

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

News In English6 years ago

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

News In English8 years ago

Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

Daalaco