Dhagaystayaasheena Waxaan Halkaan Idiinku Soo Gudbineyna Warka Habeen Ee War Baahinta Starfm Moqdisho, Waxaa Soo Jeedinaya ( Ismaciil cabdi Aadan) Farsamadii (Maxamed Abuubakar Abdi Hassan)
Taliska Booliska degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgal ay ka fuliyeen ciidamada xalay kaa lagu soo qabqbatay tiro dad ah kadib...
Dowalda Mareynkanka Ayaa Xaqiijiyaya In Hal Askari Oo Ka Tirsan Ciidankooda In Lagu Dilay Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Baar Sanguuni Ee Duleedka Magaalada Kismaayo. Saraakiil Ka...
Hay’adda QM ugu qaabilsan Daryeelka Carruurta ee UNICEF ayaa sheegtay in ka badan 1.25 million oo carruur Soomaali ah la rajeynayo inay sannadkan la kulmaan Nafaq-darro...
Hey’addaha ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa kordhiyay xirnaanshaha waddooyinka Muqdisho, iyadoo labadii maalmood ee la soo dhaafay uu adkaaday isu socodka wadooyinka Muqdisho. Ciidamada ayaa waddooyinka qaar...
Tawinta iyo Soo Saarista Barnamijka (Mustafa Hassan cabdi) Farsamadii (maxamed abubaker cabdi )
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil sare oo ka socotay qeybta Mashaariicda Rayidka ah ee Dowladda...
Xoogaga ururka Al-Shabaab ayaa saakay aroortii la sheegay in ay dagaal kula wareegeen degaanka Deynuunaay, oo qiyaastii 26-KM u jira Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay....
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa dhaqdhaqaaqyo Ciidan iyo howgallo waxay ka wadaan deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolada...
Ciidamada Militariga iyo Booliska Kenya, ayaa weli waxay hawlgal ballaaran ka wadaan Magaalada Gaarisa, kadib markii shalay Ciidanka Kenya gaar ahaan kuwa gaarka ah ee GSU...