Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xsan Cali Khyre iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaaray magaaladda Jabuuti ee D-Jabuuti, waxaana goroonka diyaaradaha...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow), Guddoomiye Ku-Xigeennadda Amniga iyo Siyaasadda, Howlaha Guud iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...
Dhagaystayaasheena Waxaan Halkaan Idiinku Soo Gudbineyna Warka Duhur Ee War Baahinta Starfm Moqdisho, Waxaa Soo Jeedinaya ( Ismaciil cabdi Aadan) Farsamadii (Maxamed Abuubakar Abdi Hassan)
Tawinta iyo Soo Saarista Barnamijka (Ismaciil cabdi aadan) Farsamadii (maxamed abubaker cabdi )
Dhagaystayaasheena Waxaan Halkaan Idiinku Soo Gudbineyna Warka Habeen Ee War Baahinta Starfm Moqdisho, Waxaa Soo Jeedinaya ( maxamed c/qaadir silver) Farsamadii (Maxamed Abuubakar Abdi Hassan)
Booliska dalkaasi ayaa soo saaray Warqaddii lagu soo qaban lahaa Ninkaasi oo lagu magacaabo C/qaadir Faarax, kaasi oo lagu eedeynayo inuu Marxuum la oran jirey C/llaahi...
Askari ka tirsan ciidamada Minishiibiyada ayaa Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir ku dilay nin watay Mooto Bajaaj, kaasi oo xabad uu ku dhuftay. Falkaan ayaa...
Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa maanta kala xiran, kadib markii ciidamada Nabad Suggida ay xireen wadooyinkaasi, iyadoo muddooyinkii dambe laga raystay xirnaanshaha wadooyinka. Dhamaan Isgoysyada...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa ayaa digniin ka soo saartay isku dhacyada dhex mara Ciidamada dowladda, kaasoo muddooyinkii u dambeeyay ku soo kordhayay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha...
Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, 3-5 Juun 2018. Shirkaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada, Koonfur Galbeed ee Baydhabo waxaa looga...