Nala soo xiriir

Dhegeysi

Wasiirka Caafimaadka “Hal sano Soomaaliya laguma arkin Kiis la xiriira cudurka Dabeysha”(Daawo Sawirada)

La Qoray

on

Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Caaafimaadka ee WHO iyo qeybta arrimaha bani’aadanimada ee Qaramada Midoobay ayaa ka qeyb galay xuska sanad guurada koowaad ee ka soo wareegtay markii halsano laga waayay Soomaaliya kiis la xiriira cudurka Polio ama dabaysha, iyagoo si wada jir ah carruur Soomaaliyeed u siiyeen talaalka labo dhibcood oo ah ka hortagga cudurka dabeysha.

Dr Buubaal oo ah madaxa Soomaaliya ee hay’adda WHO ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay in halsano aan Soomaaliya laga helin cudurka dabaysha, kaddib dadaal badan oo hay’adaha caafimaadka ay arrintan ku bixiyeen

“Maanta aad ayaan ugu faraxsanahay inaan xusno halsano oo aan wax cudurka dabaysha ah aan laga helin Soomaaliya, waxaan xasuustaa bishii May sanadkii 2015 qiyaastii la sameeyay, waxaan u imaanay in aan ka qeyb qaadano cirib tirka cudurkan, waxaan rabaa inaan uga mahad celiyo dadaalada dowladda Soomaaliya, gaar ahaan Wasaaradda cafimaadka madaxdeeda iyo shaqaalaheeda ee ku aadan cirib tirka cudurka dabaysha, sidoo kale waxaan u mahad celinayaa hay’adaha dowladda soomaaliya ka taageeray cirib tirka cudurkan kuwaasoo dhamaantood ku dadaalay in mudo 12 bilood ah Soomaaliya laga waayo cudurka dabaysha” ayuu yiri Dr Buubaal.

Peter de Clercq kuxigeenka Wakiilka gaarka ah xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, isla markaana ah isu duwaha gar gaarka beni’aadanimo ee Qaramada Midoobay ayaa fariin ku aadan ka hortaga cudurka dabaysha u diray Waaldiinta Soomaaliyeed.

“Waxaan rabaa inaan halkaan fariin ugu diro walidiinta Soomaaliyeed, fariintaas oo ah in cudurkan uusan laheyn wax dawo ah oo ay tahay oo keliya in laga hortago, waalidiinta waxaan u sheegayaa in carruurtooda ay talaalaan oo aysan carruurtooda u dhiman laba dhibic oo qura” ayuu yiri Peter de Clercq

Sidoo kale Wasiirka Caafimaadka ee Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed ayaa ka hadashay marxaldihii cudurkan dabaysha uu soo maray, iyadoo sheegtay in Soomaaliya cudurkan laga cirib tiro ay dadaalkeeda kaalin weyn ka qaateen hay’adaha dhinaca caafimaadka ee Qaramada Midoobay.

“Waxaan halkaan mahad balaaran ugu jeedinayaa shaqaalaha WHO oo dadaal badan noo sameeyay, waana farxad in halsano aan wax cudurka dabaysha ah aan laga helin Soomaaliya waan xasuustaa sanadkii 2013-kii oo 198 carruur oo la xanuunsan aan Soomaaliya ka helnay waxa ay ka badnaayeen dadka adduunka oo dhan ee cudurka qaba, marka waxaan sii wadeynaa qabka aan carruurta ku talaaleyno ee looga hortago halista cudurka dabeysha” ayay tiri Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Drs Xaawo.

IMG_0035

IMG_0040

IMG_0047

IMG_00091

IMG_00181

IMG_01021

IMG_01142

sii aqri
ka dhiibo aragtidaada

ka dhiibo aragtidaada

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Dhegeysi

DHAGEYSO:-Warka Duhur Starfm 14-06-2018

La Qoray

on

Waxaa Qoray

sii aqri

Dhegeysi

DHAGEYSO:-Warka Duhur Starfm 13-06-2018

La Qoray

on

Waxaa Qoray

sii aqri

Dhegeysi

DHAGEYSO:-Warka Duhur Starfm 10-06-2018

La Qoray

on

Waxaa Qoray

sii aqri
Xayeysiis Starfmsomalia
Wararka3 years ago

Ammaanka magaalada Muqdisho oo saaka si weyn loo adkeeyay

Wararka3 years ago

Dowlada Soomaaliya oo heshiis dalka dib loogu soo celinayo qaxootiga la gashay dowlada Denmark

Ciyaaraha3 years ago

Koobka Adduunka ayaa ka bilaaban doona dalka Russia maanta

Ciyaaraha3 years ago

Tababare Jose Mourinho Oo Kaliya Hal Shuruud Ku Fasixi Doona Anthony Martial

Wararka3 years ago

Rabshado khasaare geystay oo maanta ka dhacay Magaalada Laascaanood

Wararka3 years ago

Nin Soomaali ah oo weerar mindi loo adeegsaday ka geystay masaajid ku yaal Cape Town

Dhegeysi3 years ago

DHAGEYSO:-Warka Duhur Starfm 14-06-2018

Wararka3 years ago

Cabduweli Jaamac Gorod Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo Gaaray Magaalada Kismaayo(Daawo Sawiro)

Wararka3 years ago

Gaas oo xilalkii ka qaaday Agaasimayaashii Nabadsugida iyo Sirdoonka Puntland

Dhegeysi3 years ago

DHAGEYSO:-Warka Duhur Starfm 13-06-2018

Wararka3 years ago

Wasaaradda Ganacsiga oo mamnuucay Bastooladaha iyo baaruuda Caruurta

Wararka3 years ago

Farmaajo ayaa xalay la kulmay dalladaha ay ku midaysanyihiin culimada Soomaaliyeed(Daawo Sawiro)

Wararka3 years ago

Xasan Cali Kheyre oo xalay kormeero ku tagay xarumaha ciidanka Booliska(Daawo Sawiro)

Wararka3 years ago

Kim Jong-un oo diiday inuu isticmaalo qalinkii uu heshiiska ku saxiixay Madaxweyne Trump

Dhegeysi3 years ago

DHAGEYSO:-Warka Duhur Starfm 10-06-2018

Wararka3 years ago

(Eng. Yarisow) ayaa amray in la burburiyo dhismaha Piazza Libera ee Ceelgaabta(Daawo Sawiro)

Wararka3 years ago

C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa soo bandhigay Nashqada Lacagta cusub(Daawo Sawiro)

Wararka3 years ago

Xasan Cali kheyre ayaa xalay waxa uu kormeer amniga ku saabsan ku tegay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir

Wararka3 years ago

Ciidmada Dawlada iyo kuwa Mareeknaka Ayaa faarujiyey deegaanka Baar Sanguuni(Daawo Sawiro)

Wararka3 years ago

C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay inay soo gaba gabeeyeen wajigii labaad oo ah shuruudaha Soomaaliya looga cafinayo deymaha

Wararka3 years ago

Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa xariga ka jaray Waddada isku-xirta Madaxtooyada Qaranka iyo Dekedda Muqdisho

Wararka3 years ago

Saraakiil Soomaali oo Tababar ciidan loogu soo gabagabeeyay dalka Turkiga(Daawo Sawiro)

Dhegeysi3 years ago

DHAGEYSO:-Barnamijka Saaka Iyo Star Fm 10-06-2018

Wararka4 years ago

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Dhegeysi5 years ago

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Dhegeysi5 years ago

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Wararka5 years ago

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Wararka4 years ago

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Wararka5 years ago

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

Wararka4 years ago

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Dhegeysi5 years ago

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Wararka3 years ago

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

Wararka4 years ago

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

Wararka3 years ago

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

News In English5 years ago

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

Wararka3 years ago

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

Muuqaalo6 years ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay

News In English5 years ago

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

News In English3 years ago

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

News In English5 years ago

Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

News In English3 years ago

Zimbabwe’s ruling party sacks Robert Mugabe as leader

Warbixinada3 years ago

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Suudaan oo kala saxiixday Heshiisyo iskaashi

Warbixinada3 years ago

Dagaal yahanada Xuutiyiinta Yemen ayaa Gandaal ku Riday Caasimada Sacuudiga ee Riyadh

News In English3 years ago

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

Warbixinada3 years ago

Madaxweyne Erdogan; “Israel waa Dal Argagaxiso ahna Dilaaga Carruurta.”

News In English3 years ago

U.S. airstrike kills 4 al-Shabaab fighters

Daalaco