Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen xoojinta taageerada muhiimka ah...
Guddiga KMG ah ee labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya ee loo xilsaaray diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 ayaa maanta la kulmay Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, Xisaabiyaha...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa Maanta Maamul cusub waxaa uu u Magacaabay degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolkaasi Shabeellaha...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha dalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo wafdi uu hoggaaminaayay ayaa Maanta gaaray degmada Buulo-burte...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaas xili dambe lagu dilay Taliyihii Saldhiga Booliska...
Waxaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland ka billaawday howlgal amni xaqiijin ah oo ay sameeynayaan Ciidamada Booliska, kuwa Madaxtooyada & Ciidamada Sirdoonka Puntland. Howlgalka...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal khasaaro badan dhaliyay oo Gobolka Hiiran ku dhex-maray Ciidanka la magac baxay macawisleyda ee ka dagaalama Gobolkaasi iyo dagaalamayaasha...
Maanta ayaa waxaa la filayaa inay Xarunta Villa Hargeysa kulan ku yeeshaan Xildhibaannada Golaha Shàcabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo ay kaga hadlayaan Arrimo dhowr ah....
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa oo dhinaca cirka ah uga ambabaxay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa Maanta oo Axad ah ku gaaray Magaalo madaxda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay weheliyaan ku-xigeenadda labada Aqal ayaa maanta...