Wasaaradda Maliyadda oo shaacisay in la dhimayo Muushaaraadka Shaqaalaha Dowladda

0
348

Wasiiru-Dowlaha Wasaradda Maaliyadda Dowladda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in qiimo dhimis lagu samayn doono mushaaraadka ay qaataan Shaqalaha Dowladda federaalka ah.
Wasiiru-Dowlaha ayaa sheegay in saamaynta dhimista mushaaraadkaas ay ka fiican tahay in milwalba ay joogto u heli doonaan Mushaaraad kooda shaqaalaha Dowladda islamarkaana Baarlamaanka Federaalka loo gudbin doono Sharcigaan lagu dhimayo mushaaraadka shaqaalaha Dowladda si ay u meel mariyaan, wasaaradda maaliyaddana ay u daboosho baahiyaha ay Shaqaaluhu uqabaan inay joogto u helaan mushaaraadkooda bilwalba