Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida Magaalada Baydhabo oo magacaabay Shariif Xasan

0
376

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa wuxuu Digreeto ku magacaabay Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida Magaalada Baydhabo.

Maxamed Isaaq Ibraahim (Aflow), ayaa noqonaaya Taliyaha Nabad Suggida, sida uu Madaxweynuhu ku cadeeyay Digreeto ka soo baxday Xafiiskiisa Magaalada Baydhabo.

Digreetada-Aflow