DhAGYSO: Wafdi uu hogaaminayo wasiirka rimaha kudaha oo kormeeray Darbiga Kenya ay ka dhiseeso dagmada Baladxaawo

0
120

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Juxa oo ay wehlinayaan Xildhibaano iyo Taliyaha laanta socdaalka Maxamed Aadan Jimcaale Koofi ayaa maanta gaaray Magaalada Doolow oo ku taala xadka Soomaaliya iyo Itoobiya, waxaana si weyn u soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Maamulka degmada iyo shacabka.

Wafdiga ayaa Warbixin ka dhageystay Maamulka degmada Doolow oo kaga warbixiyay Xaalada guud ah ee degmada, arimaha amniga iyo socdaalka.
sadaam maxmed dahir ayaa ka warystay gudoomiyaha gudiga difaaca baarlamaanka somaliya xildhibaan xuseen carab ciise oo wafdigaas kamid ah
warysi xildhibaan xuseen carab ciise