Dhageysi: Xalqada 17 aad ee Barnaamijka Qaran

0
234

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada Todoba iyo Tobanaad oo ku saabsan Kaalinta Haweenka ku leeyihiin horumarinta Wadanka, waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Anisa Cabdil-casiis ayaa soo jeedineysa.

Halkan ka dhageyso: