Dhageyso:-C/Wali Gaas Oo Wareegga Kowaad Ku Haray Iyo Saddax Murashax Oo Usoo Gudbay Wareega Labaad.

0
111

Wareega Koowad Ee Doorashada Madaxtinimada Puntland Ayaa Hadda Soo Dhammaaday,Waxaana Wareegga Labaad U Gudbay Saddex Murashax Oo Kala Ah Siciid Cabdullaahi Deni,Asad Cismaan Cabdullaahi Diyaano Iyo Faarax Cali Shire.

Murashixiinta U Gudbay Wareegga Labaad Ayaa Kala Helay; Faarax Cali Shire 9-Cod, Asad Cismaan Diyaano 17-Cod Iyo Siciid Cabdullaahi Deni 20-Cod,Iyadoo Haatan Ay Bilaabanayso Codaynta Wareegga Labaad Ee Doorashada.

Madaxweynaha Talada Haya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Ayaa Kamid Noqday Murashixiinta Ku Haray Wareega Kowaad Isagoo Helay 8-Cod.

dhageyso guddiga doorashada.