Dhageyso:-Murashax Diyaano Iyo Deni Oo U Gudbay Wareegga Saddexaad Ee Doorashada Puntland.

0
52

Wareegga Labaad Ee Doorashada Madaxtinimada Puntland Ayaa Hadda Soo Dhammaaday,Waxaan Wareegga Saddexaad U Soo Gudbay Murashax  Siciid Cabdulaali Deni Iyo Murashax Asad Cismaan Cabudullaahi Diyaano.

Mudane Siciid Deni Ayaa Helay 29-Cod,Halka Murashax Asad Diyaano Helay 30-Cod.

Waxaana Bilaabatay Wareegga Saddexaad Oo Cod-Dheeri Ah.