Siciid Deni Oo Loo Doortay Madaxweynaha Cusub Ee Puntland.

0
68

Siciid Cabdullaahi Deni Ayaa Loo Doortay Madaxweynaha Dowladda Puntland Ee 5-Ta Sano Ee Soo Socota,Kadib Markii Uu 35-Cod Ka Helay Wareeggii Seddaxaad Ee Doorashada.
Asad Cismaan Diyaano Oo Kula Tartamayay Wareegga Saddexaad Ayaa Isna Helay 31-Cod
Weli Waxaa Harsan Doorashada Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Goor Dhow Bilaabaysa.
Doorashada Madaxweyne Ku Xigeenka Waxa Ku Tartamayaa 11 Murashax Oo Uu Ku Jiro Cabdixakiin Camey Oo Hore Kursigan U Fadhiyay.