Toos U Daawo:-Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Puntland Saciid Deni.

0
999

Waxaa ka socota Xarunta Madaxtooyada Garowe Munaasabadda Caleema saarka ee Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/llaahi Deni, iyadoo ay ka qeyb galayaan Madaxweyne Farmaajo, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Siyaasiyiin, Duubabka dhaqanka iyo marti sharaf kale.

tooos:-