Dhageysi: Xalqada 21 aad ee Barnaamijka Qaran

0
235

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada Kow iyo labaatanaad oo ku saabsan Arrimaha is-dhexgalka bulshada, ka soo kabashada saboolnimada iyo xuquuqda kuwa laga tirada badan yahay. Iyo Ahdaafta iyo qorsheyaasha xeeladeysan ee dowladda, waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso: