Nabaddoon Caan Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Iyo Baaritaano Saakay Ka Socda.

0
153

Wararka Inaga Soo Gaaraya Magaalada Gaalkacyo Ayaa Sheegaya In Koox Hubeysan Ayaa  Xalay Ku Dileen Nabaddoon Si Weyn Looga Yaqaanay Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug.

Nabaddoonka La Dilay Ayaa Lagu Magacaabi Jiray Cabdiqani Maxamed Cabdi Bale, Waxaana La Sheegay Kooxda Dilka Geysatay Ay Goobta Ka Baxsadeen.

Ciidamada  Ammaanka Maamulka Puntland Ayaa Saakay Baaritaano Ka Wadda Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo, Waxaana Howlgalkan Lagu Baadigoobaya Ragii Dilka Geystay.

Dadka Deegaanka Ayaa Sheegaya In Ciidamada Ay Dad Badanqabteen, Islamarkaana Ay Kala Soo Cayaan Dadka.

Magaalada Gaalkacyo Ayaa Inta Badan Waxaa Ka Dhaca Dilal Noocan Oo Kale.