Dhageysi: Xalqada 23 aad ee Barnaamijka Qaran

0
208

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada saddex iyo labaatanaad oo ku saabsan dedaallada dowladda Soomaaliya ee la dagaallanka Musuqa, waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso: