Dhageysi: Xalqada 24 aad ee Barnaamijka Qaran

0
250

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada Afar iyo labaatanaad oo ku saabsan dedaallada dowladda Soomaaliya ee la tacaalidda Arrimaha Bani Aadmnimo, Musiibooyinka iyo Bixinta Gargaarka, waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso: