Dhageysi: Xalqada 25 aad ee Barnaamijka Qaran

0
128

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada Shaniyo labaatanaad oo ku saabsan waxa ay dowladda federaalka/dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah ay soo qabteen si ay ula yimaadaan qaabab lagu wadaagayo kheyraadka dabiiciga ah ee wadanka Soomaaliya leeyahay, waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso: