Daawo:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Gaaray Magaalada Kismaayo.

0
78

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre & Wafdigii uu hoggaaminaayay ayaa goor dhaweyd gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland.

Masuuliyiinta Maamulka Jubbaland, gaar ahaan Madaxweynaha Maamulkaasi ayaa si wayn ugu soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo.

Ammaanka Magaalada ayaa si wayn loo adkeeyay waxaana guud ahaan Magaalada lagu daadiyay Ciidamada Booliska Jubbaland oo amniga si wayn u adkeynaya.