Dhageyso:-Maamulka Somaaliland Oo Sheegey In Deeganada Maamulkaas La Keendoono Qalab Lagu Ogaanayo Tayada Gawaarida Ee Lagu Isticmaalo Deegaanada Maamulkaas.

0
137

Cabdullahi Abuubakar Cusmaan Wasiirka Gaadiidka Iyo Hormarinta Jidadaka Ee Maamulka Somaaliland Ayaa Tibaaxay In Wasaaradu Ay Wado Qorshe Ku Aadan In Deegaanada Maamulkaas Dhawaan La Keendoono Qalab Lagu Baari Doono Tayada Gadiidka Lagu Isticmaalo Deeganaada Maamulkaas Uu Ka Arimiyo.