Dhageyso:-Dowladda Soomaliya Oo Iclaamisay Waqtiga La Qaadayo Imtaxaanka Dugsiyadda Sare Ee Dalka.

0
22

Wasiirka waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre oo maanta shir jaraa’iid ku qabtay xafiiskiisa ayaa jaamacaddaha dalka ku amray in aysan qaadan Karin ardey aan ka qeyb galin imtixaanka guud ee qaranka.

fahfahinta warkasi abshir c/laahi amiin.