Dhageyso:-Culimada Ismaamulka Mandhera Oo Ku Dhawaqay Tukashada Salaad Roob Doon Ah.

0
226

Culimada Ismaamulka Mandhera Oo Iclaamiyay Maalinta Axada Ee Baridambe Roobdoon Lagu Qabandoono Fagaaraha Masaajidka Jaamaca Mandera

Sheekh Axmed Xasan Mursal Sheekh Axmed Suudaan Waa Gudoomiye Kuxigeenka Culimada Ismaamulka Mandera Mar Uu Arintaasi Kahadlayay Waxa Uu Yiri.