Dhageyso:-Dowladda Somaalia Oo Fahfaahin Ka Bixisay Diyaaradihii Dhawaan Laga Joojiyey Dalka.

0
304

Maamed Cabduulahi Salaad Omaar Wasiirka Duulista Iyo Hawada Ee Ukuumada Somaaliya Ayaa Ku Micneeyey Sababihii Looga Joojiyey Diyaaradaaha 4 Ta Gaaraya Ee Dowlada Somaaliya Ka Mamnuucdey In Ay Ka Sii Shaqeeyaan Somaliya Ayaa Sheegey In Ay U Wanaagsaneen Hawada Somaaliya Ka Dib Markii Laysku Racay Sida Uu Sheegey Wasiirka.                                                  Dhinaca Kale Wasiir Oomaar Ayaa Intaa Ku Daray In Diyaaradahaas Ay Keeni Jireen Raashin Kaliya.

Dhawaan Dowlada Somaaliya Ayaa  Hawadeeda Ka Mamnuucday  Diyaaradaha Nuucyadooda Kala Ah Antanoof 12, Antanoof 24, Antanoof 26, Iyo Antanoof 32 Waaana Dhinaca Kale Dowladu Ay Sheegtay In Hishiiskoodu Uu Ku Ekaa Dhamaad Bishii Tagtay.