Daawo:-Madaxweyne Geelle Oo Khudbad U Jeedinaya Xubnaha Labada Aqal.

0
253

Madaxweynaha Somalia Max’ed C/llaahi Farmaajo iyo dhigiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa goor dhow gaaray xarunta akademiyada booliska Jen. Kaahiye (Iskoolo Buluusiyo) ee magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada labada gole ee dowladda ayuu haatan u jeedinayaa Madaxweynaga Jabuuti Geelle waxaana aad loo adkeeyey amaanka

 Toos u daawo hadalka  khudbadda madaxweyne Geelle.