Dhageyso:-Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Sool Qeybta Maamulka Somalind Oo Sheegey In Magaalada Laas-Canood Lagu Dilay Askari Ka Tirsan Ciidanka Maamulkaasi.

0
269

G/Dhexe Salaybaan Ducaalle Ayaa Sheegey In Magaalada Laas-Caanood Lagu Toogtay Askari Ka Tirsan Ciidankooda Waa Uu Sheegey In Ilaa Iyo Hadda Aan La Ogeen Cida Dishay Askarigaa Balse Uu Sheegy In Laamaha Amaanka Gobolka Sool Ay Baaritaano Ku Wadaan.