Dhageyso:-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Maamul Goboleedka Galmudug Oo Iskulul Uga Hadlay Hadalkii Dhawaan Ka Soo Yeeray Madaxa Xukuumada Maamulkaas.

0
172

Cali Gacal Casir Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Galmudug Ayaa Sheegey In Aan Waxba Laga Badali Karin Dastuurka Maamulka Galmudug Waa Uuna Hoosta Ka Xariiqay In Galmudugta Saxda Ah Ay Tahay Tii La Dhisay Bishii Juun Ee La Soo Xulay Baarlamaanka Maamulkaas,Sidoo Kalena Dastuurka Galmudug Aan Waxba Lag Bedeli Karin,Waxaana Uu Sheegay In Dhawaan Bilaaban Doonaan Soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka Lana Dooran Doono Madaxweyne Sax Ah.

dhageyso codka Cali Gacal Casir Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Galmudug.