Dhageyso:-Wasaaradda Amniga Guaha Maamulka KGS Oo Awaamiir Ka Soo Saartay Gawaarida Beensalka Ah Ee Lagu Dhexwato Deegaanada Maamulkaas.

0
301

Ka dib wareegto ka soo baxaday xafiiska wasaarada Amniga Gudaha Maamulka KG Somaaliya ayaa Deegaanada Maamul Goboleedka KG Looga Mamnuucay in Lagu Dhex isticmaallo Gawaarida Muraayadaha Beensalka Leh waxaa wareegtadaas warbaahinta u aqriyey Afeeynka wasaarada Amniga maamulkaas Maxamed Nuurow.

dhageyso cod Maxamed Nuurow.