Dhageyso:-Xukuumadda Somaaliya Oo Sheegtay In Dhamaan Labixiyey Musharaadkii Ciidamada Dowlada.

0
257

Magalada Muqdisho Waxaa Xalay Lagu Qabtay Munaasabad Looga Hadlayay Dardar Gelinta Isdhexgalka Bulshada Iyo Hay’adaha Amniga,Kaas Oo Uu Soo Qaban Qaabiyey Maamulka Gobolka Banaadir Oo Uu Guddoomiyaha Ka Yahay Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow.

Kulanka Ayaa Waxaa Ka Qeyb Galay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Kuxigeenadiisa, Taliyeyaasha Ciidamada, Qaar Ka Mid Ah Dhalinyarada Gobolka Banaadir Iyo Ururada Haweenka Gobolka Banaadir.

Rw Xukuumada Somaaliya Ayaa Waxa Uu Madashada Ka Sheegay In Sugida Amniga Dalka Ay Ka Qeyb Qaadan Karto In Dowladda Federaalka Ay Gaarto Isku Filnaansho Dhinmaca Dhaqaalaha Taasina Ay Bilaaw U Tahay Ladagaalanka Musuq Maasuqa,Waxaana Uu Raja Ka Muujiyey In Soomaaliya Laga Cafiyo Deynta Lagu Leeyahay. Waa Uu Intaa Ku Daray In Dhamaan Ciidmada Qalabka Sida Ay Qaateen Mushaarkooda Marka Lagareebo Qaar Kale Oo Aan Wali La Tira Kobin .

Hoos ka dhageyso Codka Rw Xukuumada Somaaliya mudane xasan ali qeyre.