Dhageyso:-Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Baarlamanka Somaaliya Oo Ka Hadlay Khilaafka U Dhaxeeya Aqalka Sare Iyo Golaha Shacabka.

0
216

Xildhibaand Cabdifataax Qaasim Oo Ka Tirsan Golaha Shacabka Ayaa Sheegey Khilaafka U Dhaeeya Labada Gole Uu Salka Ku Haayo Dastuurka Dalka Oo Uu Ku Sheegey Awoodaha Maamul Ay Kala Leeyihiin Labada Gole Isagoo Tilmamay In Laga Wanaagsan Yahay Is Qabqabsi Loona Baahan Yahay In xAl Waara Laga Gaaro Khilaafkaa.

dhageyso Codka Xildhibaand Cabdifataax Qaasim.

Dhinaca Kale Xildhibaan Idiris Cabdi Daktar Ayaa Tibaaxay Soo Xulista Xildhibaanada Aqalka Saray Ay Markii Hreyba Ahayd Mid Musuq Lagu Soo Ulay Islamarkaana Hadda Ay Gabeen Howlihii Loo Igmaday.

dhageyso Codka Xildhibaan Idiris Cabdi Daktar.