Dhageyso:-Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Ceel Waaq Oo Xiligaan Ay Soo Wajahday Xaalad Nolol Xumo Ah.

0
149

Shacabka Kudhaqan Magaalada Ceelwaaq ayaa Kacabanaayo Biyola’aan Iyo Baadla’aan Kajirto Magaalada Iyo Walibo Koronto La’aan Xili Kulayl Daran Uu Jiro Oo Aan Lajoogikarin Biyola’aan Iyo Koronto La’aan Waa kuwaan Qaarkood Oo Lahadlay Idaacada Starfm.