Dhageyso:- Xukuumadda Somaaliya Oo Sheegtay In Doorashada Maamulada Galmudug Iyo Jubaland Ay Dhici Doonaan Waqtigii Loogu Tala Galay.

0
339

Cabdi Maxamed Sabriye Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Fadaraalka Ee Dowlada Somaaliya oo Waraysi Siinaayey Laanta Af Somaaliga Ee VOA DA  Ayaa Sheegey In Doorashada Maamul Goboleedka Galmudug Ay Dhici Doonto Waqtigii Loogu Tala Galay Islamarkaana Ay San Jiri Doonin Waqti Kaloo Dheeraad Ah

Wasiirka Ayaa Sidoo Kale Ka Hadalay Doorashada La Filaayo In Bisha august Ay Ka Dhacdo Magaalada Kismaayo Ee Maamulka jubaland Ayaa Tilmamay In Iyada Ay Ku Dhici Doonto Xiligeeda.

dhageyso codka Cabdi Maxamed Sabriye Wasiirka Arimaha Gudaha.