Daawo:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo U Tacsiyeeyay Dadkii Soomaliyeed Ee Ku Shahiiday Weerarkii Maanta Ka Dhacay Muqdisho.

0
272

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, Ayaa Ka Tacsiyeey Alla Ha U Naxariistee Dadkii Ku Shahiiday Weerarkii Al-shabaab ay, Ku Doonayeen In Ay Ku Dhibaateen Umadda Soomaaliyeed Ee Muslimiinta Ah.

Mudane Xasan Cali Khayre Ayaa Dhammaan Dadka Soomaaliyeed Ee Ku Shahiiday Weearka Al-shabaab Waxa Uu Ugu Duceeyay In Allaha Uu Jannadii Geeyo Eheledii Iyo Asaxaabtiib Ay Ka Bexeenna Samar Iyo Iimaan Uu Ka Siiyo.