DEG-DEG:-Qarax Xoogan Oo Goordhaw Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

0
174

Qarax Xoogan Ayaa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho, Waxaana Daba Socday Rasaas Xoogan Oo Laga Maqlay Halka Uu Qaraxa Ka Dhacay.

Qaraxa Ayaa La Sheegay In Loo Adeegsaday Gaari Laga Soo Buuxiyay Waxyaabaha Qarxa,Waxaana Ka Soo Baxaya Warar Kala Duwan.

Qiiq Iyo Urur Ayaa Degmooyinka Gobolka Banaadir Laga Arkayay Markii Uu Qaraxa Dhacay,Kaasi Oo Jugtiisa Inta Badan Laga Maqlay Magaalada.

Khasaaro Kala Duwan Ayaa Lagu Soo Waramayaan In Uu Ka Dhashay Qarxaasi.

WIXII KUSOO KORDHA KALE SOCO STARFMSOMALIA.COM.