Dhageyso:-Xukuumadda Soomalia Oo Shacabka Ugu Baaqday In Dowlada Ay Kala Shaqeeyaan Amaanka Dalka.

0
135

Wasiirka ku xigeenka wasaarada warfaafinta soomaaliya Aadan Isaaq Cali ayaa waxaa uu shacabka soomaaliyeed ugu baaqay inay u ka caawiyaan sugidda amniga iyo sidoo kale inay  u midoobaan la dagaallanka Al-shabaab

Waxaa uu xusay inaysan muhiimad lahayn in markasta xilalka looga qaado masuuliyiin sababo la xiriira amniga.

fahfahinta warkaasi maxamed abuubaker.