Baarlamanka Somaaliya Oo Maanta Kulan Ku Yeelanaya Magaalada Muqdisho.

0
133

Xildhibaanada Golaha Shacabka Ayaa Maanta Yeelanaya Kulan Kooddii 2 Kal-Fadhigiisii 5 Aad Waxaana Ajandaha Kulanka Uu Yahay Dhagaysiga Warbixinta Gudiga Dib U Eegista Dastuurka Waa Sida Fariinta Loogu Diray Xildhibaanada Golaha Shacabka Ee Baarlamanka Somaaliya

Dhinaca Kale Xildhibaanada Qaar Ayaa Dalbanaya In Ajandaha Kulanka Lagu Badallo Ka Hadlida Xalaada Amaan Ee Dalka Taas Oo Ay Ku Sheegen In Muhiim Ay Tahay In Lagala Xisaabtamo Hay’adaha Amaanka Ee Dowlada Iyo Xukuumada Somaaliya.