Dhageyso:-Maamulka Jubaland Oo Soo Bandhigay Qorshihii Looga Hortagi Lahaa Fatahaada Uu Sameeyo Wabiga Jubba.

0
162

Gelle Maamed Aadan Geelle Saliid Waa Wasiirka Wasaarada Beeraha Iyo Waraabka Jubbaland Ayaa Sheegey In Wasaarada Ay Waddo Qorhso Biyo Xireeno Loogu Sameenayo Goobaha Uu Fatahaada Ka Sameeyo Wabiga Jubba , Shacabka Iyo Ganacsatada Ayuu Ka Dalbaday In Ay Ka Qeybqaataan Si Buuyiri Loo Badbaadiyo Bulshada Iyo Badqabka Duunyadooda.