Dhageyso:-Xirnaashaha Wadooyinka Muqdisho Oo Sii Xoogaysanaya Iyo Falalka Amni Darri Ee Magaalada Ka Dhaca Oo Sii Kordhay.

0
250

Qaar Ka Mid Ah Wadooyinka Waaweyn Ee Magalada Muqdisho Ayaa Saakay Xiran Iyadoo Shacabka Muqdisho Ay Ku Waabariisteen Xirnaashaha Dhabayaasha Muhiimka U Ah Shacabka Somaaliyeed , Dadka Oo Ay Ku Jiraan Ardayda Ayaa Cagtooda Maalaya Waxaana wAdooyinka xIran Lagu arkayaa Askar U Diidayada In Gadiidka Shacabka Ay Isticmaalaan Balse Kaliya Wadda ay Isticmaaalayaan Gawaarida Ciidanka Dowlada Iyo Masuuliyiinta

Waaa Xusid Mudan In Magaalada Ay Kuu Sii Kordhayaan Falalka Amni Dari Ee Ka Dhaca Ku Waa Oo Isugu Jirra Qaraxyo Oo Ay Wehliyaan Weerar Toos Ah Iyo Dilal Qorsheysan Oo Badi Ay Waxyeello xOogan Ka Soo Gaareen Shacabka Somaaliyeed ,Hadaba Waa Kuwaan Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Ka Hadlaya Dhibaatada Ay Ku Qabaan Irnaashaha Wadooyinka Magaalada.

dhageyso codka shacabka muqdisho.