Dhageyso:-Fah-faahino Laga Helayo Dab Ka Kacay Kaalin Shidaal Oo Ku Taala Magaalada Guriceel Ee Gobolka Galgaduud+Sawirro.

0
283

Kaalin Shidaal Oo Ku Taala Bartamaha Dagmada Guriceel Ee Gobolka Galgaduud Ayaa Dhaliyey Qaarso Hantiyadeed Iyo Burbur Xoogan Oo Soo Gaaray Goobta Uu Ka Kacay Dabkaasi Iyo Dhismayaashii Ka Agdhawaa Gaar Ahaan Dhismo Ay Leedahay Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Iyo Goobo Kaloo Ganacsi In Uu Ku Siifiday.

Wariyaha Idaacada Starfm Ee Magaalada Guriceel Cubayd Xasan Maxamed Oo Ku Sugan Goobta uu Dabka Ka Kacay Ayaa starfm ugu warbixiyey.

Daawo Sawirro.