Dhageyso:-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Shacabka Ka Dalbaday Inay La Shaqeeyaan Ciidmada Amaanka Ee Howlgalka Ka Waddo Xaafadaha Gobolka Banaadir.

0
226

Duqa Muqdisho Ayaa Waxa Uu Sheegay In Howlgalkan Inta Uu Socdo Dadka Shacabka Loo Baahan Yahay Inay La Shaqeeyaan Hay’adaha Amniga,Isla Markaana Dalka Lagu Soo Rogay Xaalad Ka Duwan Midi Hore.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Ayaa Waxa Uu Sheegay In Ciidamada Ay Guri Guri U Baari Doonaan Si Loo Xaqiijiyo Amniga,Isagoo Shacabka Ugu Baaqay Inay Dulqaad Muujiyaan Inta Uu Howlgalkaas Socdo.

Sidoo Kale Waxa Uu Tilmaamay Eng Yariisow In Wadooyinka Qaar  La Xiri Doono Inta Howlgalka Socdo,Hayeeshee Dadka Xanuunsana Maamulka Gobolka Banaadir Uu U Diyaariyey Gaadiid Gurmad Deg Deg Ah Oo Lagu Qaadi Doono.

dhageyso codka gudoomiye yariisow.